Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee Puntland Dr. Saadiq Enow oo ku sii jeeda dalka Maraykanka

April 17, 2013 - Written by Editor

Dr.saadiqMinneapolis:-Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee dowllada Puntland Dr. Saadiq Enow, ayaa ku sii jeeda dalka Maraykanka isagoo marka hore kulan la qaadan doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis ,Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu ku sugnaa dalka Swedan isagoo socdaalo kale duwan ku soo maray dalal dhowr ah.

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee Puntland Dr. Saadiq Enow, ayaa waxaa uu warbixin iyo xog waran ka siin doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis xaalada siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee ka jirta Puntlland, Xisbiga mucaarad ka ee Midnimo iyo Udad ayaa ah 2-da Xisbi siyaasadeed shaaciyey in aysan ka qayb geli doonin doorashooyinka Golaha deegaanka ee Puntlland oo loo asteeyey in la qabto 30 Jun 2013.

Halkaan Hoose ka Daawo halka iyo waqtiga soo dhaweynta Dr. Saadiq Enow.

big_banner_midnimo

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online