Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi Sh Xassan Ibraahim Ciise[Dhagayso]

April 12, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sh Xassan Ibraahim Ciise waxaan uu ka hadlay Janada , Sh Xassan ayaa waxaa uu dadkii dhagaysanayey uu ku boori yey in ay ku dadaalaan Camalka wanaagsan isagoo ka sheekeeyey sifaadka uu alle ku sifeeyey Jana doo ah daarta danbe oo ku qofkii alle geliyo uu noqon doono qof  liibaanay

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Xassan Ibraahim Ciise

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/z621d90b45/khudbadii_jimcaha_sh_xasan.mp3″] ama Halkan Mp3

 

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. jazahullahu akhuna shekh hassan ibrahim ciise janadaas quruxda badan allaha kugu arzaqo biduni xisaab maca nabiyina inshallah anagana illahay ha noo kaso janadaas allahuma amiin.

Leave a comment

*