Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi Sheekh Maxamuud Shible [Dhagayso]

April 26, 2013 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana khudbada uu uga hadlay Sheekhu Fitanka.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa aad ugu dheeraaday noocyada fitanta iyo sida uu Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم uga digay waxaana uu Sheekhu sheegay in lagu jiro aakhiri samaan fitantana ay tahay mid meelwalba gashay ilaa qofka uu baneysto wax walba iskuna heysto in uu xaq ku taaganyahay  isaga oo daadinaya dhiiga muslinka.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/3l95q1fv23/khudbadi_jimcaha_fitanka_manta_jira.mp3″] Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
    Sh.shibili cilmigadana alle hakuu siyaadiyo
    Cimri dharar iyo caafimadna alle hakusiyo
    Inta xaqa kutaagana alle haynoo xifdiyo
    sh.shibili iyo sheikh umal.dadka ayey xaqa u
    iftiimiyaan allana qabriga haydiin if tiimayo.

  2. jazaakalaahu khayr sheekha iyo walalah halgan

  3. maashalah shykhanaa al fadil

Leave a comment

*