Mutamarkii 14aad ee Soomaalida magaalada Seattle oo la qaban doono.

April 13, 2013 - Written by Editor

Mutamarkii 14aad ee Soomaalida magaalada SeattleSeattle:- Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Magaalada Seattle in la qaban doono kulan diineedkii 14 oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo soomaaliyeed oo kale duwan, Mutamarkaan Islaamiga ah ayaa waxaa si gaar ah u soo qaban qaabiyey  Masjidka weyn ee Abu-bakar ee ku yaalla Magaalada seattle gaar ahaan xaafadda Tukwila. Mutamarka ayaa waxaa sanadkaan hal ku dhag looga dhigay  “QOFKI ALLE WANAAG LA DOONO DIINTA AYUU FAHANSIYO”.

no images were found

Waxaa mutamarkan ka qeyb galaya culumada kala ah.

1-Sheekh Ahmed Nuur
2-Sheekh Maxamed Kaariye
3 Sheekh C/rashiid Cali Suufi
4-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
5-Sheekh Maxamuud Shible
6-Sheekh Dr.C/risaaq Takar
7-Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar
8-Sheekh C/risaaq Xaashi
9-Sheekh  Abu Fadli

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online