Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka dhacday Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa .[Dhagayso]

April 22, 2013 - Written by Editor

SAM_0133Hargeysa:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Nadwo cilmiyeed diini ah taas oo lagu qabtay Masjidka Cali Mataan  ee magaalada Hargeysa waxaana nadwada ka soo qeyb galay culumo kala duwan waxaana cinwaan looga dhigay nadwada التحذير من المهلكات     kadigista  wax yaabaha  lagu  halaagsamo   waxaana si gaar ah diirada ay culimada u saareen الظلم  و أنواعه  dulmiga iyo noocyadiisa kala duwan .Waxaa Nadwada isku soo dubariday Musasada Al-karam ee harumarinta dacwada .

Waxaa nadwada lagu qabtay magaalada Hargeysa gaar ahaan masjidka Cali Mataan ka soo qeyb galay culumada kala ah.

1-Sheekh Yuusuf Aden
2-Sheekh Cawil Faatix
3-Sh.Abu Mucaali
4-Sh.Aabi Cali
5-Sh.Ismaaciil C/laahi
6-Dr.Ismaaciil

Halkan Ka Dhageyso Dhamaan Muxaadaraadkii nadwadii lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa

Naasir Cali
Abu Jacfar
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online