Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen

April 8, 2013 - Written by Editor

ogeysiisDenmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen in masjidka Al-Tawxiid ay maanlmaha Isniin iyo Talaado ay marti u yihiin Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed oo socdaal dacwadeed ku soo gaaray maanta dalka Denmarka.

Maalinta Isniinta ayaa waxaa muxaadarada hore waxaa gali doona  Sheekh Maxamed Cabdi  Umal saacada 17:30. muxaadarada labaad ayaa waxaa isna gali doona Inshalaah Sheekh Maxamed Idirs Ahmed saacada 19:00.

Maalinta Talaadada ayaa waxaa ay culumada muxaadarooyin u gali doonaa dumarka waxaana ay bilaaban doontaa 17:30 waxaana hor gali doona Sheekh Maxamed Idirs Ahmed .Muxaadarada labaadna waxaa dumarka u gali doona Sheekh Maxamed Cabdi Umal  inshalaah.

Culumada ayaa maalinta arbacada u gudbi doona Inshalaah magaalada labaad ee dalka Denmarka ee Arhus halkaas oo ay ka sii anbaqaadi doonaan dacwada iyo towjiihaadka ay siinayaan bulshada Soomaaliyeed.

Halgan.net
Denmark

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online