Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland

April 27, 2013 - Written by Editor
al_huda_muxaadaro_turkuFinland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Turkuu in socdaal dacwa deed ay ku imaan doonaan Magaaladaas  taariikhudu marka ay tahay 01.05.2013 Shiikh Cabdiraxmaan Abyad  iyo Shiikh Cabdulaahi Said Nuur Abu fadli iyo Sh. Mustafa C/llaahi aadan (Abu Rowda),Maalintaas oo ah maalin fasax ah  Culumada ayaa waxaa ay jeedin doonaa Muxaadaraad iyo towjiihaad ku saabsan Midnimada Umada waxaan ay u jeedin doonaa muxaadaraadka ragga iyo dumarkaba, dhamaan muxaadaraadka waxaa ay ka dhici doonaan LAUSTEEN KOULU,Raadinkatu.7

Ismail Muse Yusuf
Halgan.net,Finland

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online