Ogeysiis muxaadraad ka dhici doona Masjidka Al-hudaa ee dalka Finland

April 23, 2013 - Written by Editor

al huda_muxaadaroFinland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland gaar ahaan Helsinki in socdaal dacwadeed ay ku imaan doonaa dalka Findland taariikhudu marka ay tahay 27.04.2013 ilaa 28.04.2013 , Shiikh Cabdiraxmaan Abyad  iyo Sh Cabdulaahi Said Nuur Abu fadli,maalmahaas oo ah Sabti iyo Axad ,2-da Sheekh ayaa waxaa ay jeedin doonaa Muxaadaraad iyo towjiihaad ku saabsan Midnimada Umad waxaan ay u jeedin doonaa muxaadaraad ragga iyo dumarkaba, dhamaan muxaadaraadka waxaa ay ka dhici doonaa  Masjidka Al-huda ee Dalka Finland.

Hoos ka eeg waqtiga muxaadaraadka iyo maalmahala qaban doono

al huda_muxaadaro

 Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online