Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ee dalka Kenya oo lagu dhawaaqay

April 23, 2013 - Written by Editor

UhuruKenya:-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada waxaana uu markii ugu horeysay loo doortay wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Aamina Maxamed .

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay 4 wasiir waxayna kala yihiin.

1) Henry K.Rotich – wasiirka maaliyada
2)Aamina Maxamed -Wasiirka Arimaha dibada.
3)James Wainaina Macharia- wasiirka Caafimaadka
4)Fred Matiangi-wasiirka warfaafinta, isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sidoo kale shaaciyey in uu soo dhameystiri doona dhawaan wasiirada dhiman .

Wargeyska ugu Af dheer dalka Kenya ayaa sidoo kale oo qoray 4 wasiir oo uu ku dhawaaqay madaxweynaha dalka Kenya halkan ka Akhriso

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online