Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay goordhow magaalada Boston ee dalka Mareykanka[Daawo]

April 15, 2013 - Written by Editor

5Boston :-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boston ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen halkaas gaar ahaan goob ay ka socotay  tartan orod oo loogu magac darey Boston Marathon waxaana qaraxyada ka dhashay khasaaro kala duwan. Wakaaladaha wararka ee AFP ayaa sheegtay in qaraxa uu sababay khasaaro kala duwan ka dib markii laba qarax oo xooggan laga maqalay goobta ay ka socotay tartanka oradka waxaana jira dhimasho iyo dhaawac .
[nggallery id=484]

Ciidamada amaanka ayaa isku gadaamay garoonka uu ka socday oradka Marathon waxaana ilaa haatan socda gurmad loo sameynayo dadka uu gaaray khasaaraha kala duwan.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in dhimashada ay mareysao 2 qof halka dhaawaca uu sii marayo ilaa 23 qof.

Hoos ka Daawo Qaraxii ka dhacay magaalada Boston ee dalka Mareykanka

Source sawirada Reuters  iyo Foxenews
C/Casiis Maxamed
,Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online