Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Dr. Cumar C/rashiid oo ka hadlay arrimaha Kismaayo.[Video]

April 27, 2013 - Written by Editor

cumar-C_rashiidKismaayo:- Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta waxaa uu shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo isagoo ka waramay go,aan dhawaan ka soo baxay shir ay dhawaan ku yeesheen  magaalada Kismaayo maamulka ku meel gaarka ah eek u howlan maamul u samaynta Gobollad Jubooyinka iyo Gedo.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa’id ee Ra’iisal wasaarihii hore ee DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Halgan.net/SomaliChannel

Leave a comment

*

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online