Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo isku day dil ka badbaaday

April 8, 2013 - Written by Editor

shbashiirMuqdisho:-Sheekh Bashiir Ahmed Salaad ayaa maanta ka badbaaday isku day dil ka dib markii qarax lala eegtay gaarigiisa waxaana Sheekhu uu ka soo baxay gurigiisa marka gaariga qaraxa uu haleelay .Sheekh Bashiir Ahmed Salaad ayaa waxba ka soo gaariga qaraxa.

Ururka Al-Shabaab ayaa horey ugu dilay deegaanada Puntland Sheekh Dr Ahmed Xaji C/raxmaan iyo Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxayana maanta sidoo kale ka fashilmay isku day dil ay ku doonayeen in ay ku khaarajiyaan Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay,da culumada Soomaaliyeed iyo Amiirka xarakada Ictisaam bilkitaab wasuna.

Wixii Faahfaahin ah dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online