
(May 31, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta Shirkadda Dahabshiil Group ay deeq lacageed ooo gaaraysa ilaa 30.000, oo dollar ay ku wareejisay gudiga gurmadka culimada Boosaaso ee uu gudoomiyaha u yahay Sheekh Axmed Yuusuf

(May 31, 2015)
Muqdisho:-Duubabka Beesha Mudulood oo uu hormuud u yahay Imaan Maxamed Yusuf Cali Imaan, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Caaqilo, Nabadoono, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Xildhibaano, Haween, Ganacsato, Gudoomi Ra’isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo gaaray Magaalada Cadaado
(May 31, 2015)
Cadaado:-Ra'isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa gaarey magaalada Cadaado waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Maamulka ximan iyo xeeb wasiiro xildhibaan

(May 31, 2015)
Gedo:-Ayadoo ay muuqato dhibatada balaaran ee abaarahha soo laalaabtay Gobolka Gedo u keenaan, taasoo ay keento biyo la’aan weyn oo gobolku dheer yahay wadanka intiisa kale, ayadoo ay aad ugu yaryih

(May 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin; Wasiirka Qorshaynta iyo Is kaashiga Caalamiga,

(May 30, 2015)
Cadaado, May 30, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa galabta gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey xubno

(May 30, 2015)
Odense:-Walaalayaal qof kasta oo caaqil ah wuxuu arkayaa,maqlayaana dhibaatada qabsatay dadkii qoxootiga ku ahaa dalka Yeman oo haddana mar labaad iyagoo fara madow dib ugu soo laabtay dalkii Hooyo.

(May 30, 2015)
Leicester:-Waxaa Alle mahadiisa in mar kale qaar mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Leicester ,Uk ay gurmad u fidiyeen iyagoo ajiibaya codsigii Sheekh Daahir Aw-cabdi walaalahood Soomaaliyeed e

(May 30, 2015)
Cadaado:-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay mar uu saaka warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan magaalada Cadaado in wajiga labaad ee shirka Maamul u samey

(May 30, 2015)
Garowe:-Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo saa agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay Boqolaal Dad weyne ah oo isku gu jiray Maamulka Dugsiga Hoose Dhaxe Ee Al-Xikma Garowe Xubna kasocda Gudoonka W
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|