
(May 7, 2015)
Garoowe:-Waa barmaamij Adeeg ah oo ka bax Tv-ga dowladda Puntland waxaan looga hadlayaa arrimo ku saabsan dhinac adeega waxaan maanta looga hadlay dhismaha wadada Ceeldaahir oo isku xirta Gobolka Sana

(May 7, 2015)
Rome:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay shirkii looga hadlayey arrimaha federaalka soomaaliya oo maalmihii ugu dambeyey ka soconayey Magaalada Rome ee Caasim

(May 7, 2015)
Gaalkacyo:-Guddiga qabanqaabada shirweynaha wadatashiga iyo midnimada Puntland ayaa maanta kulan ay yeesheen waxaa ay si rasmi ah u shaaciyeen goobta , ergada ka qayb galay say tiradooda iyo xilka la

(May 7, 2015)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin C/llaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-5-2015 magaalada Kismaayo ee xarunta Dawladda Jubbaland kaga qeyb-galay xa

(May 7, 2015)
Kismaayo:-Madaxwaynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuulinta ugu sareysa Maamulka

(May 7, 2015)
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu'tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Golah

(May 7, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ee looga hadlo hanaanka New Deal, waxaana shirka ka soo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|