Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay wariyaal lagu xiray magaalada Muqdisho.
(October 4, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xariga Wari