Wafdi Culimaa’udiin ah oo uu hogaaminayay Sh C/Naasir Xaaji oo tegay Qoriley.[Video/Masawiro]
(October 10, 2015)
Laascaanood:-Wafdi Culimaa'udiin ah oo uu hogaaminayay Sh.C/Naasir Xaaji Axmed ayaa gaadhay deeganadii dagaalladu ka dheceen , Deegaanka Qorily oo Laascaanood kaga beegan dhinaca Koonfureed 70 km iyad
Taliyaha cusub ee Ciidanka DFS oo Garoonka Aadan Cadde ku sii sagootiyay Taliyihii hore
(October 10, 2015)
Muqdisho:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. S/G Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DFS oo ay qabteen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab
(October 10, 2015)
Afgooye:-Ciidamada Al-shabaab ayaa waxaa ay soo bandhigeen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Muxammad Xaaji Cali oo horey uga tirsanaa Ciidankii hor
Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(October 10, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safar ku tagay xarunta Q/midoobay ee New York,
Ogeysiis Muhiim ah Duruus ka bilaaban doonta Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi
(October 10, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga in laga bilaabi dooono Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi duruus muhiim ah oo ku saabsan barashada Cilmi
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabatay magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(October 10, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo