Fadliga maalinta Caashuuraa & Bisha muxarram Sh Shibli[Daawo-Video-ga]
(October 18, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaradii shalay uu ka jeediyey Masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sh Maxamuud Shibli, Sh Shibli ayaa muxaadarada waxaa uu uga ha
Hay’adda Al-Ixsaan oo siminaar u qabatay ganacsatada magaalada Nairobi (Masawiro)
(October 18, 2015)
Nairobi:-Hay’adda Al-Ixsaan ee horu-marinta bulshada ayaa maanta siminaar u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed magaalada Nairobi, waxaana siminaarku ahaa mid ay aad uga faa’iideysteen. Siminaarka
Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho.[Masawiro]
(October 18, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheli yaan wafdi balaaran oo ka kooban golayaasha Dawladda Puntland iyo ururada bulshada ayaa maanta 18-10-2015 gaaray mag
Madaxweynaha dowlada Puntland oo u dhoofay magaalada Muqdisho
(October 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo xarun
Dr Cali Xaaji Warsame oo amaanay nabadeynta beelaha oodwadaag ah (Daawo)
(October 18, 2015)
Garoowe:-Siyaasiga rug cadaaga ah ahaana Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa amaanay nabadeyta ay wadaan isimimada iyo culumada
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Muqdisho
(October 18, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, Ilo wareed ku dhow d