Xaflada Caleema Saarka Suldaanka Beesha Maxamed Cumar Suldaan Cabdi Qani Qorane (Masawiro)
(October 28, 2015)
Xarfo:-Xaflad ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bali Qardhaas ee Duleedka Degmada Xarfo ee Gobolka
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo la kulmay Boqor Salmaan Bin Cabdulcaziiz.[Masawiro]
(October 28, 2015)
Riyadh:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz Al Sacuud.
Xildhibaanada Baarlamaanka PL oo aqbalay is casilaadii guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland.[Masawiro]
(October 28, 2015)
Garoowe:-Waxaa goor dhow kulan deg deg ah yeeshay golaha wakiilada dowladda Puntland waxaa ay ka doodeen is casilaadii guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Siciid Xassan Shire waxaa kulanka shi
Guddoomiyihii Barlamanka Puntland Siciid Xasan Shire oo is casilay.[Dhagayso]
(October 28, 2015)
Garoowe:-Guddoomiyihii Baarlamanka dowladda Puntland Siciid Xassan Shire ayaa shirjaraa,id uu saaka ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wuxuu ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay