Adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyey Isbitaalka MANHAL ee Laascaanood‏.[Masawiro/Video]
(October 22, 2015)
Laascaanood:-Cusbitaaalka weyn ee Manhal waa cusbitaalka kaliya ee sidii cusbitaal u shaqeeya 24-ka saac , Cusbitaalku waa ka 2aad ee ugu weyn magaalad Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Agaasimaha
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Masawiro)
(October 22, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug Puntland, kadi
Hay’adda Al-Ixsaan ayaa maanta siminaar u qabatay ganacsatada magaalada Nairobi.[Masawiro/Video]
(October 22, 2015)
Nairobi:-Hay’adda Al-Ixsaan ee horu-marinta bulshada ayaa maanta siminaar u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi, waxaana siminaarku ahaa mid ay aad uga faa’iideysteen. Si