Wareysi Cabdullahi Xirsi iyo Cawil Daahir [Dhagayso]
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Weriyayaasha Taleefishinka Universal ee u xirnaa dowladda Soomaaliya, ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay kaga jireen magaalada Muqdisho. Sii dyanta Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi
Agaasimaha Tv-ga Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir oo la sii daayey
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa wax yar ka hor la sii daayay Agaasimaha Tv-ga Universal C/laahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo 6 Lix Maalmood ah ku xirnaa xabsi ku yaal Muqdisho waxaa la xiray ka dib
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeer ku sameeyey Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka.[Daawomasawiro]
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamad
Muftigii hore ee Al-qacid Abu Xafsa Muritaani oo mar kale waraysi siiyey Tv Al-jazeera.[Daawo]
(October 7, 2015)
Doha:-Waxaa Tv-Al-jazeera 27 bishii March 2015 uu waraysi gaar ah la yeeshay Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani isagoo ka waramay xaaladihii dalka Yeman, Lubnan, Ciraaq iyo Syri
Mu’ssadda Zaylic ”سلسلة حقائق تنشر لأول مرة.. هذا ماجرى في الصومال” Xaqiiqooyin dahsoonaa oo la soo bandhigayo
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa baraha Internetka ee taageera Ururka Al-qacida iyo weliba Socila Media ah  lagu faafiyey fariin qoraaleed loogu magacdaray ''Xaqiiqoyin Dahsoonaa ee Soomaalya oo wajiga laga faydi doo
Madaxweyne Gaas ayaa la kulmay Safiirka Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
(October 7, 2015)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Nayroobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay Safiirka Dawladda Talyaaniga u fadhiya Dalka Soomaaliya Ambasador Fab