Islaan Bashiir Islaan Cabdille & Sh Maxamed Macalin oo caawa dib ugu soo laabtay Burtinle.[Cod/Masawiro]
(October 14, 2015)
Burtinle:-Wafti baalaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille iyo Sh Maxamed Macalin Ahmed oo saaka socdaal ugu baxay dhulka howdka ah ee dagaalku ku dhexmaray labada beelood ee Oodwadaag
Islaan Bashiir Islaan Cabulle & Sh Maxamed Macalin oo la dardaarmay bulshada Magaclay.[Masawiro]
(October 14, 2015)
Garoowe:-Wafti baalaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille iyo Sh Maxamed Macalin oo 13 bishaan ka ambabaxay magaaladda Burtinle ayaa gaaray Tuulada magaclay waxaana ay sii mareen inta b
Nabadayntii beelihii ku dagaalamay Magaclay & Qoriley oo meel fiican maraysa
(October 14, 2015)
Garoowe:-Wafdi culiimo ,Issimo , Garaado iyo waxgarad kale oo gaaraya 150 ergo oo ku sugan deegaanada Qorilay iyo Magaclay wada hadalo socday oo aan loo kala kicin, Nabadaynta labada beelood ayaa waxa
Muxaadaro caawa ka dhici doonta Masjidka Abu-bakar ee xaafadda islii Sh Xudeyfa Raage Cali
(October 14, 2015)
Nairobi:-Waxaa caawa ka jiri doonta Masaajidka Abu-bakar ee xaafadda islii muxaadaro cin waankeedu yahay ( فضل شهر الله المحرم وصيام عاشوراء) Fadliga ay leedahay bisha Muxa
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Wareysi gaar ah siiyay Golaha88 [Dhageyso]
(October 14, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay wareysi gaar ah siiyay Golaha88 oo ah Gole lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha Soomaaliya. Mada
Madaxweynaha Gaas oo la kulmay Taliyaha Booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro]
(October 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hoygiisa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Puntland waxaa ku soo booqday Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Federaa
Ogeysiis Ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen (Akhriso)
(October 14, 2015)
Denmark:-Maamulka Markazka At-towxiid waxay ogaysiinayaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo nawaaxigeeda in Masjidka lagu qaban doono dawro sharci 14-18/10-2015. hadaba hala soo wad