Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo Oo Wasiiro Cusub Soo Magacaabay
(October 27, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wa
Wufuud ka qayb galaysa Caleema saarka Suldaan Cabdi Qani Qorane oo yimid Gaalkacyo.[Daawo]
(October 27, 2015)
Gaalkacyo:-Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha  culimada Soomaaliyeed Sheekh.Bashiir Axmed Salaad, Cuqaal , Nabadoono ka yimid magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada
Madaxweyne Gaas oo loogu soo dhaweeyey Burtinle dibna ugu laabtay Gaalkacyo.[Masawiro]
(October 27, 2015)
Burtinle:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-10-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, kadib markii uu lab
Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalalka Boqortooyada Sacuudiga iyo India
(October 27, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga, halkaas oo uu wadahadal kula yeelan
Al-Minhaaj oo sagootisay Dufcadii 2aad oo waxbarsaho u aaday Mac-hadka Sare ee diiniga ee Hargaysa.[Masawiro]
(October 27, 2015)
Garoowe:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Garoowe caasimadda Puntland Culimo loo diyaarinayo siday ku noqon lahaayeen Culimada Mustaqbal waxaana culimadaan ay ka koobnaayeen ilaa 21