Manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee Puntland oo la ansixiyey.[Masawiro]
(October 11, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe shirweynaha lagu ansixinayey Manhajka waxbarashada dugsiyada dhexe ee Puntland, shirkaas oo socday muddo laba maalmood ah 10-11/10/2015 ay
Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo tababar u soo xiraya Ciidanka Booliska Puntland.[Video/Masawiro]
(October 11, 2015)
Boosaaso:-Waxaa saaka tababar loogu soo xiray xarunta tababarka ee ciidanka Booliska dowladda Puntland ee degmada Carmo ee Gobolka Bari cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska ee dowladda Puntand oo mudo
Tafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq 18:45 UK [Dhamaad]
(October 11, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir ka
Gudoomiyaha gobolka Kar-kaar Cabdulqaadir Ciise Carshe oo xilka la wareegay
(October 11, 2015)
Qardho:-Gudoomiyaha gobolka Kar-kaar Cabdulqaadir Ciise Carshe ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u xilka ula wareegay ka dib munaasabad balaaran oo ka dhacday Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar