Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(October 15, 2015)
Baydhabo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay waxaana loogu soo dhaweeyey si weyn. Wafdiga Madaxweynaha DF
W. Maaliyada DFS oo ka soo qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee IMF iyo Bangiga Aduunka
(October 15, 2015)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee wadanka