
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Weriyayaasha Taleefishinka Universal ee u xirnaa dowladda Soomaaliya, ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay kaga jireen magaalada Muqdisho. Sii dyanta Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Agaasimaha Tv-ga Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir oo la sii daayey
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa wax yar ka hor la sii daayay Agaasimaha Tv-ga Universal C/laahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo 6 Lix Maalmood ah ku xirnaa xabsi ku yaal Muqdisho waxaa la xiray ka dib Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeer ku sameeyey Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka.[Daawomasawiro]
(October 7, 2015)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamad

(October 7, 2015)
Doha:-Waxaa Tv-Al-jazeera 27 bishii March 2015 uu waraysi gaar ah la yeeshay Muftigii hore ee ururka Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani isagoo ka waramay xaaladihii dalka Yeman, Lubnan, Ciraaq iyo Syri

(October 7, 2015)
Muqdisho:-Waxaa baraha Internetka ee taageera Ururka Al-qacida iyo weliba Socila Media ah lagu faafiyey fariin qoraaleed loogu magacdaray ''Xaqiiqoyin Dahsoonaa ee Soomaalya oo wajiga laga faydi doo Madaxweyne Gaas ayaa la kulmay Safiirka Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
(October 7, 2015)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Nayroobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay Safiirka Dawladda Talyaaniga u fadhiya Dalka Soomaaliya Ambasador Fab
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|