Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka hadlay Aasaaskii Calanka Soomaaliya.[Dhagayso]
(October 12, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan maalintii calanka Soomaaliya la sameeyay sanadkii 1954 oo hadda laga joogo 61
Sarkaal ka tirsan DFS oo VOA u sheegay in ay qabteen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab.[Dhagayso]
(October 12, 2015)
Washington:-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa  nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa howl galay ka sameeyeen shalay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud waxa ay ku soo qabteen horjooge
R/Wasaare Sharmarke “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxaa uu matalaa Qowmiyada Soomaaliyeed
(October 12, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar C/rashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano guuradii ka soo wareegtay
Shirkadaha TELESOM & Hay’adda DDG oo wado laami ah ka hirgelinaya Laascaanood.‏[Masawiro]
(October 12, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood waxaa laga dhagax dhigay wadadii 5 aad oo mudo shan bilood ah gudaheedd laga hirgeliyo gudaha magaalada Laascaanood , wadadanoo halkii loo metre ah [1 KM] waxaa maal
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Isku dhafka Ciidanka DFS
(October 12, 2015)
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta la kulmay guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo shalay soo gaaray magaalada  Bayd