Madaxweyne Gaas oo ka hadlay shirkii wada tashiga qaran ee Hiigsiga 2016.[Masawiro]
(October 19, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntlad Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa maaanta 19.10 2015 magaalada Muqdisho uga qayb galay Madasha wada tashiga Qaran ee hanaanka Doorashada Soomaliya ee 2016, shi
Gogashii Nabadeed oo lagu dhawaaqay iyo Qodobo ka soo baxay shirkii wajiga Labaad.[Daawo]‏
(October 19, 2015)
Laascaanood:-Ka dib dhowr iyo toban maalmood oo ay deegaanka Qorilay Magaclay iyo Burtinle ay Joogeen Ergooyin ka kala socda deegaano badan oo ka tirsan gayiga Soomaalida ayaa maanta la soo gabagabeey
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo waraysi uu siiyey Radio Daljir uga waramay Arrimo badan.[Dhagayso]
(October 19, 2015)
Baran:-Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir  waxaa uu ka warbixiyey xaalada guud ee Gobalka Sanaag isagoo ka waran xaaladda nabadgelyo iyo we
Madaxweynaha DFS oo furay Shirka wada tashiga Qaran ee doorashada 2016
(October 19, 2015)
Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  si rasmi ah u furay Shirka wadatashiga Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Madaxda  Dolwadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada da
Madaxii doorashooyinka S/land iyo 8 xubnood oo la socday oo laga sidaayey Xabsi ku yaal degmada Baran.[Dhagayso]
(October 19, 2015)
Baran:-Madaxii gudiga doorashooyinka S/land iyo 8 xubnood oo la socday ayaa laga sii daayey Xabsi u yaal degmada Baran a dib markii maalin ka hor ay ciidamo uu watay Taliyaha ciidanka dowladda Puntlan