
(October 24, 2015)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi xirsi Cali Qarjab oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda SBC ayaa waxaa wax laga wiidiiyey ku biiristay Garaba Al-shabaab ee Buuraha Golis ay ku biireen Kitaabka Arbaciin Annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax From Masjid Abu Bakar (Dhageyso Live )
(October 24, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga darsiga Live uga socda Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana akhrinaya Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax. Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay Munaasibad lagu soo bandhigayey Waxqabadka Dawladda ee Gobalka Mudug
(October 24, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-10-2015 hotel uunlaaye ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ee Puntland uga qeyb- Madaxwaynaha DFS oo Warqadaha Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dalka Natherland
(October 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Si rasmi ah uga guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona

(October 24, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaradii uu ka jeediyey Masjidka ABubakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sh Xudeyfa Raage , Sh Xudeyfa Raage ayaa muxaadarada waxaa uu uga hadla

(October 24, 2015)
Laascaanood:-Kulan ballaadhan oo u dhexeeya dufcadihii kale duwanaa ee ka qalin jabiyay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood iyo culimaa’u diinka gobolka Gobolka Sool ayaa ka dhacay xarunta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|