Dr Cali Xaaji Warsame oo amaanay nabadeynta beelaha oodwadaag ah (Daawo)

October 18, 2015 - Written by Editor

Ali-Haji-WarsameGaroowe:-Siyaasiga rug cadaaga ah ahaana Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa amaanay nabadeyta ay wadaan isimimada iyo culumada kaas oo lagu joojiyey Colaada ka dhacday ee howdka gaar ahaan deegaanada Qorilay iyo Magaclay.

Dr Cali Xaaji Warsame ayaa sidoo kale u mahad celiyey dowlada Puntland Isimada iyo Culumada iyo maamulka J/land qeybta weyn ay ka qaateen joojinta colaada

Dr Cali Xaaji Warsame ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland .

Hoos ka Daawo Dr Cali Xaaji Warsame oo u mahad celiyey Isimada iyo Culumada

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online