Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo waraysi uu siiyey Radio Daljir uga waramay Arrimo badan.[Dhagayso]

October 19, 2015 - Written by Editor

Gudoomiyaha-Gobolka-SanaagBaran:-Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir  waxaa uu ka warbixiyey xaalada guud ee Gobalka Sanaag isagoo ka waran xaaladda nabadgelyo iyo weliba abaaro baahsan oo ka jira Gobolka. Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa sheegay in labo mashruuc oo waaweyn in ay ka socdaan Gobolka Sanaag gaar ahaan dhismaha wada ceel daahir Ceerigaabo iyo Jaamacada Maakhir oo meel wanaagsan maraya.

Ugu danbayntii Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa xusay in Gobolka ay hadda ka jiraan Abaaro iyo biyo la’aan iyadoo arrinkaas ay khatar u tahay in xoolaha ay dhintaan.

Hoos ka Dhagayso waraysigii Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon

[audio:http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/gudoomiyah-goblka-sanaag-maxmed-ismaaciil-ciyoon.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online