Hogaaanka dhaqanka Gobollada SSC oo yeelan doona Shirweyne guud.[Daawo Video]

October 17, 2015 - Written by Editor

garaadoLaascaanood:-Iyadoo ay ugu danbaysay kulan ay yeeshaan kulan Issmada deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn , mudo haatan laga Joogo afar sano xilligaa oo ay ku kulan sanaayeen degmada Taleex oo ay taalay gogosha shirwaynihii lag dhisayay Maamulka Khaatumo ayaa waxaa haddana xiiliga kan markale ku kulan san yihiin hogaanka dhaqanka ee deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn deegaanka Qorilay oo ka tirsan Gobolka Sool , halkaa oo ay ka socoto nabadaynta beelahada walaalaha ah ee deegaanad Qorilay iyo Magaclay ee gobollada Sool iyo Nugaal .

Qaar ka mid ah Issimada Sool Sanaag iyo Cayn oo la hadaly warbaahinta ayaa carabka ku dhuftay in shirka Nabadaynta ka dib laga wada hadli doono aayaha Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

Garaad Jaaamac Garaad oo ka hadlay halka ay marayso nabadaynta beelahada walaaha ah , waxaa uu ka dib intaa raaciyay inay suura gal tahay in shirka ka dib uu qabsoomo shirka laga wada hadalayo aayah deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn. Sidoo kalena Garaad Maxamuud Cismaan Mashqrre ayaa isagan dhankiisa xoojiyay baahida loo qabo shirkaas.

Ugu danbayna Garaad Jaaamac Garaad Ismaaciil oo ka warbixiyay halka uu marayo shirka Nabadaynta ayaa isaga laf ahaan tiisa ku dheeraaday baaahida loo qabo shir laga hadlo danaha deeegaanada SSC.

En Mawliid Isma Haradiged
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online