Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo Culimo’udiin uu hogaaminay Sh Maxamed Macalin oo u ambabaxay deegaanka Magacley.[Dhagayso]

October 13, 2015 - Written by Editor

islaanbashiirBurtinle:-Waxaa saakay Buurtinle ka ambabaxay wafti balaaran oo uu hogaaminayo  Islaan Bashiir Islaan Cabdille waftigaan oo ka kooban Dowladda Puntland Culimo’udiin Issimo Cuqaal, Ganacsato  ayaa ku wajahan Deegaanadii Colaadu ka dhacday ee howdka gaar ahaan deegaanada Qorilay iyo Magaclay . Inta uusan saakay waftigaan ka ambabixin degmada Burtinle waxaan xiriir khadka Telephone ka ah la yeelanay Shiikh.Maxamed Macalim Axmed oo ka mid ah waftiga isla markaana Hogaaminayay Wafti balaaran Oo ka soo kicitimay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma xarunteeda dhexe ee Garowe ayaa Idiin balan qaadaysa in aan idiin soo gudbino warbixinta Waftiga oo joogta ah haddii Alle idmo.

 Hoos Ka dhagayso Waraysiga

[audio: http://www.alminhaaj.com/minhaaj/wp-content/uploads/2015/10/Warsi-Waftiga-U-Anbabaxay-Deegaanka-Qorilay-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Nuur Jaamac Aadan
Garowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online