Kitaabka Arbaciin Annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax From Masjid Abu Bakar (Dhageyso Live )

October 24, 2015 - Written by Editor

sh-aden1Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga darsiga Live uga socda Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana akhrinaya Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax.

Kitaabka Arbaciin annawawi ayaa waxaa Sh Dr Adam Sh Cali Saalax akhriyaa maalmaha Jimacaha Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib waxaana uu Sheekhu si gaara u akhrin doonaa Faniga Xadiiska Dhamaan .Duruusta uu akhrin doono Sh Dr Adam Sheekh Cali ayaa waxaa si live uga dhageysan doontaa Radio Halgan Live .

Darsiga ugu horeyey ayaa waxaa uu Sheekhu ku bilaabay Kitaabka Arbaciin Annawawi 16-10-2015  waxaana uu Sheekhu akhrin doonaa inshalaah ilaa laga gaaro kutubta saxiixaynka ah ee aan ka wada Faaideysano.

Radio Halgan Live iyo Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ee ka howlgasha deegaanada Puntland ayaa tabin doona duruusta uu Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax .Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada .

Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Halkan ka Dhageyso Darsigii koowaad Kitaab Arbaciin Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax.

Halkan ka Dhageyso Darsigii Labaad ee Kitaabka arbaciin-annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax

Halkan ka Dhageyso Darsigii 3aad ee Kitaabka arbaciin-annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax



Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online