Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Muqdisho

October 18, 2015 - Written by Editor

gaas1Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya,

Ilo wareed ku dhow dhow Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu Muqdisho uga qaybgalo shir ku saabsan shirka  wadatashiga Arrimaha ku aaddan doorashada Soomaaliya 2016.

Shirka ka furmaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona madaxada DFS ,Masuuliinta maamul gobaleedyada ,Xubnaha ka socda beesha Caalamka, waxaana shirka diirada lagu saari doonaa qaabka loo wajahayo Doorashada Soomaaliya 2016-ka.

Madaxweynaha DFS iyo Masuuliinta Maamul gobaleedyada ayaa la filayaa in ay go,aan mideysan ka gaaraan qaabka loo soo dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya 2016.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online