Madaxweynaha Dawladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Garoowe
(October 25, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland , oo m
Wasiirka Amniga ee dowladda Puntland oo laga waraystay ku biirista Al-shabaab ee ISS.[Dhagayso]
(October 24, 2015)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi xirsi Cali Qarjab oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda SBC ayaa waxaa wax laga wiidiiyey ku biiristay Garaba Al-shabaab ee Buuraha Golis ay ku biireen
Kitaabka Arbaciin Annawawi Sh Dr Adam Sh Cali Saalax From Masjid Abu Bakar (Dhageyso Live )
(October 24, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa walaalaha jecel barashada cilmiga Sharciga darsiga Live uga socda Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana akhrinaya Sh Dr Adam Sheekh Cali Saalax.
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay Munaasibad lagu soo bandhigayey Waxqabadka Dawladda ee Gobalka Mudug
(October 24, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-10-2015 hotel uunlaaye ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ee Puntland uga qeyb-
Madaxwaynaha DFS oo Warqadaha Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dalka Natherland
(October 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Si rasmi ah uga guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona
Ahmiyada uuleeyahay Cilmiga Sharciga barashadiisa | Sh Xudayfa Raage (Daawo)
(October 24, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaradii uu ka jeediyey Masjidka ABubakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sh Xudeyfa Raage , Sh Xudeyfa Raage ayaa muxaadarada waxaa uu uga hadla
Kulan u dhexeeya Culimada Gobolka Sool & Ardayda Al-furqaan oo Laascaanood ka dhacay.‏[Masawiro]
(October 24, 2015)
Laascaanood:-Kulan ballaadhan oo u dhexeeya dufcadihii kale duwanaa ee ka qalin jabiyay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood iyo culimaa’u diinka gobolka Gobolka Sool ayaa ka dhacay xarunta
Koox ka mid ah ururka Al-shabaab oo ku biirtay kooxda Daacish.[Dhageyso]
(October 23, 2015)
Warar lagu faafiyey Mareegaha Taageera kooxda Khawaarijta ee Daacish iyo barta Twitter ka cod uu leeyahay mid ka mid ah wadaada taageeri jiray kooxda Al-shabaab oo lagu magacaabo Sh C/qaadir Muumin wa
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(October 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada oo ka hadlasay wadoonyinka oo laga ilaaliyo xumaha waxaa soo jeediyay Sh Ma
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo tababar u soo xiray 500 oo Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland.
(October 23, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-10-2015 xerada tababarada abqaale ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug tababar ugu soo xiray

« Previous PageNext Page »