Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota Balliqardhaas [Masawiro]

October 20, 2015 - Written by Editor

8_1Xarfo:-Suldaan Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa dhowaan lagu wadaa in lagu caleemo saaro deegaanka Balli Qardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga Beegan Degmada Xarfo. Suldaanka Cabdi Qani Qorane ayaa Sanadkaan Bartimihisa loo doortay xilkasagoo markii uu tegnay deegaankana si weyn loogu soo dhoweyay Degmada Xarfo, waxaana inta uu ku sugnaa deegaanka uu kulamo la qaatay waxgaradka Beesha Maxamed Cumar ( Cumar Maxamuud ).Kulamadaas looga Arrinsanayay qaabka loo wajihi lahaa Isbedel horumarineed ee muuqata oo ay Beeshu ku tilaabsatay.

Guddiga QabanQaabada Xafladda Caleemo Saarka Suldaan Sh. Cabdiqani Qorane ayaa sheegay inay ka soo qayb geli doonaan Madaxda Dowladda, Issimada Ugu Sareeya Soomaaliya, Nabadoono, Qeybaha Bulshada Rayidka kuwaas ka kala imaan Doona Dalka Gudihisa Iyo Dibaddisa.

no images were found

Guddiga Qaban Qaabada Caleema Saarka.
Degmada Xarfo, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online