Sheekh Xudeyfa Raage oo caawa muxaadaro ku qaban doona Masjidka Al-Hidaaya

October 21, 2015 - Written by Editor

xudeyfaNairobi:-Sh. Xudeyfa Raage oo ka mid ah ducaadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa waxa uu caawa ka jeedin doonaa masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, muxaadaro uu uga hadlayo muhiimadda ay leedahay in la barto shareecada islaamka.

Muxaadarada sheekha ayaa dhici doonta salaadda makhrib dabadeed, iyadoo intii haleeli kartana loogu baaqayo iney ka faa’iideystaan muxaadarada.

Muxaadaradan iyo kuwa kaleba ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay’adda horumarinta bulshada ee Al-Ixsaan ee dalka Kenya ka howl gasha.

Ixsaanmedia
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online