Shirkadaha TELESOM & Hay’adda DDG oo wado laami ah ka hirgelinaya Laascaanood.‏[Masawiro]

October 12, 2015 - Written by Editor

IMG_0022Laascaanood:-Magaalada Laascaanood waxaa laga dhagax dhigay wadadii 5 aad oo mudo shan bilood ah gudaheedd laga hirgeliyo gudaha magaalada Laascaanood , wadadanoo halkii loo metre ah [1 KM] waxaa maalgelinya shirkada isgaadhsiinta ee TELESOM iyo Hay’adda DDG oo ka mid Hay’addaha wadooyinka dalka Somalia ka hirgeliya .

Wadadaan oo dhererkeedu yahay hal kiilo metre ayaa waxaa hirgelinaya oo dhisaya Shirkada Shire Construction Company oo ah shirkada wadani ah , isla markaana hirgelisay wado Laami ah oo 4 Km ah Waqooyiga iyo Koonfurta Laascaanood.Wadadan ayaa noqnaysa wada isu xidha Suuqa dhexe iyo waqooyga Magaalada Laascaanood .

Hoos ka Daawo Shirkadaha TELESOM & Hay’adda DDG oo wado laami ah ka hirgelinaya Laascaanood.

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online