Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Burtinle oo la shaaciyey
October 1, 2015 - Written by EditorBurtinel:-Waxaa maanta si rasmi ah lo shaaciyey xubnaha cusub ee Golaha deegaanka ee degmada Burtinle waxaan xubnaha la shaaciyey ee tiradoodu ay gaaraysaa ilaa 23 xubnood, magacyada xubnaha cusub ee golaha deegaanka Burtinle ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee dowladda Punland C/lahi Maxamed Xaashi Qoobdeero. Gudiga soo xulista golaha deegaanka degmada Burtinle ayaa waxaa ay aqbaleen 21 xubnood halka 2 xubnood ay dib u celiyeen iyagoo sheegay in labadaan xubnood dib laga soo sheegi doono.
Hoos ka akhriso liiska cusub ee xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Burtinle
- Maxamed Maxamuud Cabdi (Kadaf)
- Cabdirisaaq Maxamed Faarax (Diihaal)
- Maxamed Maxamuud Axmed (Buurdibi)
- Xaawo Maxamed Cismaan (Gacmey
- Bashiir Yaasiin Cismaan
- Deeq Cabdi Maxamuud(Diin Alle)
- Cabdi Jaliil Siciid Xaashi(Tooreeye)
- Maxamuud Cabdi Warsame(Sheywaal)
- Yaasmiin Xuseen Maxamed
- Cabdi Maxamed Shirre
- Cabdulqaadir Maxamed Faarax (Iligdheer)
- Cabdirisaaq Axmed Nuux
- Cali Geelle Maxamed
- Nuuradiin Cabdulqaadir Cabdi
- Liibaan Maxamed Cabdulle
- Calas Cabdi Salaan Xasan
- Maxamed Cabdicasiis Faarax(Gaade-keen)
- Ducaale Cumar Muuse
- Khadar Cabdirisaaq Axmed
- Xuseen Gulled Carab.
- Muxyadiin Cabdirixmaan Cabdi
M_M_Deeq
Halgan.net