![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/Macalin-maxamed11.jpg)
(February 17, 2016)
Kismaayo:-Ciidamada amaanka magaalada Kismaayo ayaa galabta fashiliyey qarax miino oo lagu xidhay Gaariga Wasiir ka arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamed. Ciidamada amaanka aya
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/shib.jpg)
(February 17, 2016)
Muqdisho:-Masjid jaamica Ibbi ee degmada Shibis markii ugu horeysay waxaa la dhisay sanadkii 1933kii, waxaana dib loo dhisay 1971kii. Masjidku wuxuu ku fadhiyaa 900 m2, waxaana markiiba ku tukan kara
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/1-5.jpg)
(February 17, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa 17-Feb-2016 waxaa casho sharaf u sam
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/2aa7aedb-77fe-423d-92ec-be8b26b50d26.jpg)
(February 17, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Dr.C/weli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya Mahad Faaraax Gaas
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/IMG-20160217-WA0026.jpg)
(February 17, 2016)
Galdogob:-Kulanka oo ahaa mid soo dhawayn ah ayey Mu’assasadu qado sharaf ugu samaysay qaybo ka mid ah qurbajoogta oo siyaabo kala duwan deegaanka u soo booqday, kulankaasoo ka dhacay xaru
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/IMG-20160217-WA0013.jpg)
(February 17, 2016)
Gaalkacyo:-Dugsiga H/dhexe ee imaamu-shaafici Gaalkacyo oo ka mid ah Iskuulada ugu faca wayn magaaladaas ayaa sanadkaan waxaa lagu sameeyey dib u habayn casri ah, iyadoo awalba uu caan ku ahaa inu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/6.jpg)
(February 17, 2016)
Garoowe:-Xafladdaan oo ahayd mid si heersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday Xarunta Wey Ee Dr Axmed College magaalda Garowe waxaana looqabtay in kabadan 43arday oo kaqalin jabiyay Mac-hadka waxaan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/5.jpg)
(February 17, 2016)
Laascaanood:-Tababarkan oo loo qabtay Hooyooyinka magaalada Laascaanood ee xarunta Gonolka Sool ayaa lagu barayey nolosha Lamaanaha iyo fahanka nolosha qoysnimo ee ay ku dhisan tahay qoyska iyo labada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/dr.eenow_-100x70.png)
(February 17, 2016)
Swedan:-Wasiirkii hore ee caafimaad dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa waxaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxaa uu soo dhaweeyey guddiga doorashada Puntland oo dhawaan uu magacaabay m
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/IMG_09761.jpg)
(February 17, 2016)
Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|