
(February 2, 2016)
Laascaanood:-Nadwo Cilmiyeed diini ah ayaa lagu soo gabagabeeyey Masjid jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Nadwada ayaa waxaa a soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan muxa Ganacsade Xirsi Aadan Aruurshe oo loo yaqiinay (Xirsi Aduunyo) oo lagu dilay Boosaaso
(February 2, 2016)
Boosaaso:-Allaha U naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ganacsade caan ka ahaa magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka bari , Ganacsadaha ayaa waxaa lagu magaciisa la yiraahdaa Xirsi Aad

(February 2, 2016)
Boosaaso:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka dambeeyey Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan. W Somaliland: Go’aankii Gaafow Nama quseeyo.[Dhagayso]
(February 2, 2016)
HARGEYSA:-Somaliland ayaa jawaab ka bixisay go'aanka dawlada Soomaaliya ay ku sheegtay inay ku hakin doonto duulimaadyada u kala goosha magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho. Wasiir ku xigeenka amniga

(February 2, 2016)
Boosaaso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari , Gudoomiyihii hore

(February 2, 2016)
Odense:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Soomaalida ku nool dalka Danmarka iyo iskandaneviyan in uu ka dhici doono magaalada Odense taariikhdu markay tahay 12 -14 bisha February 2016 Mutamarkii dhaliny Caruurta Soomaaliyeed maxaa loo qaataa Sh Maxamuud Sh Xassan Abu dalxa.[Daawo]
(February 2, 2016)
Odense:-Waa wacdi yar oo kooban oo uu Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa uu uga hadlayo waxyaabaha sababa in waalidka ku nool galbeedka laga qaato caruur tooda , Sh Maxamuud ayaa waxaa uu wacdigiisa koob

(February 2, 2016)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii ka bixi jira magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Warqad kasoo baxday agaasimaha laanta socd

(February 2, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qey

(February 2, 2016)
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Add
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|