Madaxweynaha Dawladda Puntland safar shaqo ugu amba-baxay waddanka Maraykanka
(February 23, 2016)
Washington:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 23-Feb-2016 ka amba-baxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya oo muddo ha todobaad ah uu hawlo shaqo u joogey

(February 23, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ku- Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa maanta soo gaarey magaalada Istanbul ee dalka Tur

(February 22, 2016)
Agaasimaha Macdanta iyo Batroolka Puntland, Ciise Maxamuud Dhoolawaa, ayaa wareysi khaas ah siiyay Xarunta Gorfeynta iyo Falanqeynta Siyaasadda ee 88, wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Ma Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta
(February 22, 2016)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wa

(February 22, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxwey naha Eng. C/xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22-Feb-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu daah f Afhayeenka dawladda Puntland dib u eegista lagu sameeyay Dastuurka waa hagal-daacinta Nidaamka Federaalka.[Dhagayso]
(February 22, 2016)
Gaalkacyo:-Afhayeenka dawladda Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Qur'aanjecel oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljri ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Mow qifka dowladda Puntland ee ku aadan War-sa Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan DFS oo ka socda degmada Cadaado
(February 22, 2016)
Cadaado:-Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado oo xarunta KMG u ah Gal-Mudug ayaa sheegaya in duleedka degmada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud uu ka soconayo dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan

(February 21, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa lagu qabtay xarunta Mac hadka imam almuzani xaflad Shaadooyin lagu gudoon siinayay dufcadii kowaad ee ka qalin jabisay mac hadka, waxaa xaflada ka soo qeyb galay qeybaha bulshad ee ka

(February 21, 2016)
Muqdisho:-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka laanta socdaalka iyo Jinsi yadaha Jeneraal Gaafoow ayaa dib uga noqday xayiraad dhinac duulimaadka ee u kala gooshi jiray Muqdisho iy

(February 21, 2016)
Garoowe:-Hay'adda Haro Xafiiskeeda Puntland ayaa fariin qaylo dhaan ah waxaa ay u dirtay Umadda Islaamka guud ahaan gaar ahaan umada Soomaalida meelkasta oo ay joogaan waxaana qaylo dhaantaan Hay'addu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|