Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland oo maanta Xilka loo dhaariyey (Masawiro)
(February 17, 2016)
Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha
Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland
(February 17, 2016)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa waxaa uu magacaabay taliye ku xigeenada ciidanka Booliska dowladda Puntland gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug S/guute Cabdiqaadir
Ergeyga gaarka ah ee ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating oo tegay Cadaado
(February 17, 2016)
Cadaado:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo horkacayay wefdi ka kooban danjireyaal iyo xubno sare oo ka socda beesha caalamka
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey.
(February 16, 2016)
Muqdisho, 16 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ma
Madaxweynaha Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa (Masawiro)
(February 16, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-Feb-2016 siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya, halkaas oo Madaxweynuhu uu ku te
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada kula shiray dhammaan hay’adaha ka hawl gala Puntland
(February 16, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16-Feb- 2016  Aqalka Madaxtooyada  Dawladda Puntland ee Garoowe shir kula qaatay  hey’ad
Jamacadda Islamiga Najax Burco Heshiis Caalamiya la Gashay Jamacad ku Taala Malaysia (Daawo)
(February 16, 2016)
Burco:-Jaamacada Najaax oo ka mid ah Jaamacadaha sida xowliga u horumaraya ayaa waxaa ay heshiis la saxiixdeen is afgarad ah Jaamacada Al-Madiina Al-Caalamaiya ee dalka Malesia waxaana heshiiska u sax
Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo magacaabay 4 xubnood ee gudiga doorashooyinka Puntland
(February 16, 2016)
Garoowe:-Gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa saaka waxaa uu soo magacaabay 4 xubnood oo ka mid noqon doona Gudiga doorashooyinka Puntland oo uu shalay 5 ka mid ah uu maga
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta safar shaqo ugu amba baxay dalka Itoobiya.[Masawiro]
(February 16, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta 16-Feb-2016 waxa uu safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalad
Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis oo Abaalmarino ku bixisay Kal-dhaqameedkii 2aad ee Jaamacadda Bariga Afrika.
(February 15, 2016)
Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa Barnaamijkan ugu magac dartay‪ Mahiigaan ka‬ Golis HAFRIINYO MAAHEE WAA HUBAAL kaasoo si weyn u xiisa geliyey dhammaan dadkii ku sugnaa madasha dhaqanka. Ba

« Previous PageNext Page »