
(August 21, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo Ismiidaamin ah lagu weeraray Xarunta dawladda Hoose iyo Suuqa Xero Dayax waxaana weerarka ka d

(August 20, 2016)
Boosaaso:-Taliska Ciidanka amniga ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay maanta u soo bandhigeen 3 dhalinyaro ah oo ay ku sheegeen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab iyo Daa

(August 20, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiis

(August 20, 2016)
Waxaa maanat xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweyna Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey lagu dhaariyey xubnaha Maxkamadda Sare ee dawladda Puntland oo u Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyay geerida S/Guud Maxamed Cali Samantar
(August 20, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guu

(August 18, 2016)
Ciidanka nabadgelyada ee gobolka Nugaal ayaa saaka magaalada ka bilaabay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, waxaana ay gacanta ku dhigeen dhalinyaro iyo askar hub ku dhexwadatay magaalada Garoowe. Madaxweynaha DFS oo baaq ku aadan doorashada 2016 u diray shacabka
(August 18, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxwey

(August 17, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 17 Agoost, 2016 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addisa Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

(August 17, 2016)
Maamulaha Machadka Al-Furqaan Gobolka Sool Sheekh Yuusuf Haybe ayaa maanta ku dhawaaqay Qalin jabiye yaasha sanadkan ka baxaday Macahadka Al-furqaan Laascaanood. Waxaana sanadkan ka qalin jabiyey a Qoyska reer Keenadiid oo ka tacsiyeynaya geerida Eng Ceydaruus Cismaan Keenadiid
(August 16, 2016)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Haddii aan nahay qoska reer Keenadiid Waxaan si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Adeer Eng Ceydaruus Cismaan K
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|