Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tagay xarumaha dowlada ee Garoowe.(Masawiro)
(September 17, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September, 2016 kormeer aan caadi ahayn ku tegey qaybo ka mid ah Wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee da