Madaxweynaha DFS oo mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016
(September 21, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee la filayo in dhowaan ay dalka ka dhacdo, gaar ahaan ilaa
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid oo laga sugayo Qardho
(September 21, 2016)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo maalinti shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa saaka la filayaa in safar ku gaar