Shirkii Madaxeedka IGAD ee lagu qabtay Muqdisho oo la soo gabo gabeeyay lagana soo saaray warmurtiyeed.[Masawiro]
(September 13, 2016)
Muqdisho:-Shir madaxeedkii ururka IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed iyadoo shirka saaka ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha Dowladda
Shirka Madaxeedka IGAD ee ka furmay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(September 13, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa dhawaan waxaa uu furay shirki Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay m
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dalka Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(September 13, 2016)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta  iyo wafdi uu hogaaminayo si ay uga qayb galaan shir Madaxeedka ururka IGAD oo manta ka furmay magaalada Muqdis
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(September 13, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow waaxaa uu soo gaaray garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho . Ra’iisul Wasaaraha It
Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo maanta ka furmaya Muqdisho
(September 13, 2016)
Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ayaa laguu wadaa inay markii ugu horeysay ay magaalada Muqdisho ku qabtaan shir madaxeedkooda, tan iyo markiii ururkan la aasaasay 1986-kii. Shir