Sh.Maxamed Aadan Cabdille oo dib ugu soo laabtay dalka Koofur afrika.[Masawiro]
(September 20, 2016)
Johannesburg:-Waxaa gaaray Koofur afrika Sh.Maxamed Aadan Cabdile oo ka mid ah ducaada Soomaaliyeed, sheekha oo mudo 2 sano iyo bar daaci ka ahaa koofur afrika ayaa waxaa uu mudo sanad ah ku maqnaa da
Xeerilaaliyaha Soomaaliya oo ka hadlay dacwadda badda (Dhageyso)
(September 20, 2016)
Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxay u gudbisay xeerbeegtida maxkamadda caalamiga ah ee cadaalada ee fadhigeedu yahay magaalada The Hague ee dalka Holand go'aanka, jawaabta iyo doodeeda ku salaysan mura
Ra’iisul-wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo soo gaaray Garoowe (Masawiro)
(September 20, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 September, 2016 Magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid C
Sidee Looga Ciiday Magaalada Toronto Markazka Weyn ee Sakinah.[ Daawo Video-ga]
(September 20, 2016)
Markazka Weyn ee Sakinah Halgan.net
Qareemada u doodaya Badda Soomaalia ee ka socota Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague.[Daawo Live]
(September 20, 2016)
Hague:-Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa hadda si toos uga socda dood ay qareemo u doodaya Badda dalka Soomaaliya ay ku soo bandhigayaan iyadoo maalintii shalay ay dowladda
Maxkamada ciidamada Puntland oo xukumo ku ridey maxaabiistii dagaalkii Suuj iyo Garacad.[Dhagayso]
(September 20, 2016)
Garoowe:-Maxkamada ciidamada qalabka sidda dowladda Puntland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u shaacisay saaka xukumo kale duwan oo ay sheegtay in ay ku riday dhalinyaro ka tirsan ururka Al-shabaab o
Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo laga sugayo Garoowe
(September 20, 2016)
Garoowe:-Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta waxaa laga sugayaa in uu booqasho ku yimaado magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland.