Khudbada Ciida Adxaa magaalada Odense Sh Cabdullahi Xambali (Daawo)
(September 15, 2016)
Odense:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Ciidul Adxaa ee magaalada Odense waxaana jeediyey Sh Cabdullahi Xambali . Hoos ka Daawo Khudbada Ciida Adxaa magaalada Odense Sh Cabdullahi Xambali (D
Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 8aad ee jaamacadda Nugaal ee Laascaanood (Masawiro)
(September 15, 2016)
Laascaanood:-Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood ee xarunta G/sool ayaa waxa ka qaybsoontay munaasabad aad u balaadhan oo ahayd xafladda qalin-jabinta Dufacaddii 8aad ee ka baxda jaamac
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe.[Masawiro]
(September 15, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelayey shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xi
Banaanbaxa looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya deegaanada Puntland oo ka dhacay Garoowe.[Cod/Masawiro]
(September 15, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland banaan baxyo ka dhan ah dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya magaalooyina waaweyn ee ka mid ah Puntland gaar ahaa
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray Jowhar
(September 15, 2016)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow waxaa ay gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ka dib markii safar s
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Gaas oo laga sugayo magaalada Garoowe.
(September 15, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Garoowe ka dib mudo dhan 2 usbuuc oo ay ku sugnaayeen magaalada Muqd