Britain oo Walaac ka Muujisay Go’aanka madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo (Dhageyso)
(September 16, 2016)
Hargeysa,:-Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go'aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooya